Xisbiga Dimuqraadiga ee Isbeddelka DPC ayaa si rasmi ah u helay shahaadada diiwaangelinta, isagoo xoojinaya doorkiisa daneeyayaasha siyaasadeed. Guddoomiye @HhassanHaji waxa uu mahadnaq kal iyo laab ah u soo jeedinayaa xubnaha xisbiga iyo taageerayaashii isu xilqaamay suurtagelinta arrintan.


0 Comments