Dib u dhiska Qaranimada Soomaaliya iyadoo loo marayo Hoggaan Dimuqraadi ah

Erayada Dhiirigelinta Leh ee Madaxdeena
Hiigsiga Midnimo Soomaaliya
Xoojinta Dhalinyarada iyo Haweenka

Ku biir Dhaqdhaqaaqa Soomaali Wanaagsan

Ka mid noqo isbeddelka aad rabto inaad ku aragto Soomaaliya. Haddi aad doorato inaad iskaa wax u qabso, wax ku tabarucdo, ama aad noqoto xubin, wax ku biirintaadu waxay samayn doontaa saamayn wayn. Isku soo wada duuboo aan dib u hananno qaranimada Soomaaliyeed, una gogol xaadhno berrito ifaysa.

This post is also available in: Somali