Xisbiga DPC wuxuu soo dhoweynaya baaqa Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka

by | May 10, 2025 | Press Release | 0 comments

Xisbiga DPC wuxuu soo dhaweynayaa baaqa Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ee ah in khilaafaadka siyaasadeed, doorasho iyo dastuur lagu dhameeyo wadar ogol, si wadajir ahna meel looga soo jeesto la dagaalanka Khawaarijta.

This post is also available in: Somali

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *