Urur Siyaasadeedka Democratic Party for Change (DPC) wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga baxay kana gaabsaday ka qaybgalka doorashooyinka la qorsheeyay in laga qabto Gobolka Banaadir. Go’aankan adag wuxuu yimid ka dib qiimayn qotodheer oo lagu sameeyay...
War-saxaafadeed
read more
Xisbiga DPC wuxuu soo jeedinayaa baaqa Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Xisbiga DPC wuxuu soo dhaweynayaa baaqa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee ah in safka, doorasho iyo dastuur lagu dhameeyo wadar ogol, si wadajir ahna meel looga soo jeesto la dagaalanka Khawaarijta.
Xisbiga DPC waxa uu soo dhawaynayaa bilawga diiwaangelinta codbixiyayaasha
Xisbiga Dimuqraadiga ee Isbedelka (DPC) waxa uu u hambalyeynayaa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada oo ku guuleystey daah-furka diiwaangelinta codbixiyayaasha April 15, 2025, doorashadii ugu horeysay ee tooska ah ee deegaanka Muqdisho tan iyo 1969....
DPC waxay soo dhawaynaysaa Bayaanka Wadajirka ah ee Shuraakada Caalamiga ah
Xisbiga Dimuqraadiga ee Isbadalka (DPC) waxa uu soo dhawaynayaa war-murtiyeedka ay si wada jir ah u soo saareen la-hawlgalayaasha caalamiga ah Abriil 7, 2025, ee ku saabsan wada-hadallada qaran ee la soo jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...




