Wararkii ugu dambeeyay iyo Dhacdooyinka
Urur Siyaasadeedka DPC oo Qaadacay Doorashooyinka Gobolka Banaadir
Urur Siyaasadeedka Democratic Party for Change (DPC) wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga baxay kana gaabsaday ka qaybgalka doorashooyinka la qorsheeyay in laga qabto Gobolka Banaadir. Go’aankan adag wuxuu yimid ka dib qiimayn qotodheer oo lagu sameeyay...
Afhayeenka Guud DPC oo laga magacaabay
Ogeysis Dib ufurista Diiwaangelinta
Ogeysis Dib ufurista Diiwaangelinta
La Soco Wargeysyadayada
Ku soo biir bulshadayada Democrats4Change oo waligaa ha seegin wax cusub. Ku biir warsidahayaga si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay, blogyada, iyo fikradaha ku saabsan dib u soo celinta qaranimada Soomaaliya. Ku xidhnow dhaqdhaqaaqa!



