Latest News and Events
Daahfurka Xisbiga
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha DPC inuu jiro shir baaxad leh oo lagu xidhiidhiyo xisbiga. kana dhici doonta Beerta Nabadda Muqdisho maalinta Jumca bisha Maajo tahay 9, 2025 3pm galabnimo. ka soo qaybgalkiina waa muhiim.
Daahfurka Xisbiga
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha DPC inuu jiro shir balaaran oo lagu daahfurayo xisbiga. kana dhici doonto Beerta Nabadda Muqdisho maalinta Jumcaha bisha Maajo tahay 9, 2025 3pm galabnimo. ka soo qeybgalkiina waa muhiim.
Xisbiga DPC waxa uu soo dhawaynayaa bilawga diiwaangelinta codbixiyayaasha
Xisbiga Dimuqraadiga ee Isbedelka (DPC) waxa uu u hambalyeynayaa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada oo ku guuleystey daah-furka diiwaangelinta codbixiyayaasha April 15, 2025, doorashadii ugu horeysay ee tooska ah ee deegaanka Muqdisho tan iyo 1969....
Stay Informed with Our Newsletter
Join our community at Democrats4Change and never miss an update. Subscribe to our newsletter for the latest posts, blogs, and insights on recommissioning Somali statehood. Stay connected with the movement!


